Hadal Qoraal uu ka soo saaray Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Ansaxinta Xubnaha Golaha Wasiirad
Muqdisho, 13 Nofember 2012 – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Dr. Agostine P. Mahiga ayaa soo dhoweeyay sida xooga leh ee ay xubnaha Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliyeed u ansaxiyeen golaha wasiirada ee uu soo magaccabay a'iisul Wasaare Cabdi Farax Shirdoon 4tii Nofember.