Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmada Soomaaliya (UNSOM)

2 Jun 2013

Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmada Soomaaliya (UNSOM)

Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa taariikhdu markay ahayd 2dii bisha May 2013 soo saaray oo isku raacay Qaraarka tirsigiisu yahay 2102 (2013) ee lagu abuurayo Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmada Soomaaliya (UNSOM). Hawlgalka sucub wuxuu bedelayaa Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) oo xilkiisa dhammeystiraya 3da June 2013.