Fariinta Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya

26 Oct 2012

Fariinta Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya

Fariinta Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya kuna saabsan Munaasabadda Ciidda Carrafa (Ciidul Adxaa)

Muqdishu, 26 Oktober 2012, Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Dr. Agostiin P. Mahiga ayaa u rajeeyay dhamman Dadka Soomaaliyeed in ay ku ciidaan ciid wanaagsan-haddi ay joogaan Dalka Gudihiisa ama Dibadiisaba.

Aniga oo ka faaiidaysanayo fursadani, waxaa u rajaynayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed in ay ku ciidaan ciid wanaagsan, oo ay kudheehantahay nabad taam ah, kalgacaly, iyo Barwaaqaba", ayuu yiri Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud, Danjire Mahiga.