War-Murtiyeed Ku Wajahan Howlaha Dhameystirka Xiliga Kala Guurka oo ay Wadajir u Soo Saareen Beesha

14 Feb 2013

War-Murtiyeed Ku Wajahan Howlaha Dhameystirka Xiliga Kala Guurka oo ay Wadajir u Soo Saareen Beesha

Muqdisho, 19 August 2012 - Xubno ka socda Beesha Caalamka, IGAD,Midowga Afrika, Qaramada Midoobay, Djibouti, Ethiopia, Midowga Yurub, Talyaaniga, Turkey, Ingiriiska, Mareykanka iyo goobjoogayaasha caalamiga ee howshoodu tahay kormeerida xulista baarlamaanka cusub ayaa maanta ku yeeshay kalfadhi caasimada Muqdisho si ay u taageeraan dadaalka dhameystirka howlaha ku-meelgaarka. Waxaan Muqdisho u joognaa in aan muujino taageeradeena sababtoo ah maanta waxay shacabka Soomaaliyeed go'aansan doonaan mustaqbalkooda iyo aayahooda qarannimo.