Muqdisho, 23 July 2012 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Dr Augustine Mahiga, ayaa maanta soo dhoweeyay horumarka laga gaaray dhammeystirka iyo xaqiijinta ergada Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka.
News

