Muujinaya 1-10 natiijooyin oo laga helay 10.
- Press Statement
Munaasabadda Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, ayaa Qaramada Midoobay waxay muujisaa kaalinta muhiimka ah ee warbaahinta Soomaaliyeed
Muqdisho — Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta hoosta ka xariiqday muhiimadda ay leedahay helitaanka xogta iyo xaqiijinta badqabka suxufiyiinta. "Warbaahinta…
- Press Statement
Saaxiibada Beesha Caalamka Waxay Soo Dhoweynayaan Gogosha Lagu Baaqay ee Siyaasiyiinta iyo Hogaamiyeyaasha Bulshada
Muqdisho, 7 Abriil 2025 — Saaxiibada beesha caalamku* waxay soo dhoweynayaan soo-jeedinta lagu qabanqaabinayo madal ay iskugu yimaadaan hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo bulshada Soomaaliyeed si loo xaqiijiyo in aragtiyadooda…
- Press Statement
Diyaarad QM ay leedahay oo si degdeg ah u soo caga dhigatey magaalada Muqdisho
Muqdisho – Diyaarad ay leedahay Qaramada Midoobay oo ku sugan Soomaaliya ayaa maanta si deg deg ah ugu soo degtay magaalada Muqdisho, kadib markii ay ogaatay cilad ku timid qalabkii ay u adeegsan lahayd degidda. Diyaaraddan…
- Press Statement
𝐐𝐌 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐗𝐮𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐫𝐢𝐛𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐈𝐬𝐢𝐫-𝐓𝐚𝐤𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚
Muqdisho – Iyadoo u dabaal-degaysa Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Isir-Takoorka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta mar kale xaqiijisay taageeradeeda iyo ka-go’naansheheeda ku aaddan dhiirrigelinta…
- Press Statement
Bayaan Ku Saabsan Soomaaliya oo Uu Soo Saaray Afhayeenka Xoghayaha Guud
New York — Xoghayaha Guud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii maanta ka dhacey Soomaaliya ee lagu beegsadey kolonyo galbineysay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kaas oo sababey khasaare. Wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray…
- Press Statement
𝗠𝘂𝗻𝗮𝗮𝘀𝗮𝗯𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝗛𝗮𝘄𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝗮𝘄𝗴𝗲𝗲𝗱, 𝗤𝗮𝗿𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗠𝗶𝗱𝗼𝗼𝗯𝗮𝘆 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗼𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮 𝗵𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆𝗻𝗮 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗮𝗾𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮 𝘁𝗮𝗹𝗹𝗮𝗮𝗯𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻 𝗴𝗼’𝗮𝗮𝗻-𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗹𝗲𝗵 𝘀𝗶 𝗹𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗴𝘂𝗻-𝗴𝗮𝗮𝗿𝗼 𝗮𝗿𝗿𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗶𝗻𝗻𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗷𝗶𝗻𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗲𝗲 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮
Mogadishu – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka awgeed, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ugu hambalyeyneysaa haweenka Soomaaliyeed dadaalkooda joogtada ah iyo guulaha ay ka gaareen horumarinta ka-qaybgalka…
- Press Statement
Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay hambalyo ku aaddan bisha Ramadaan u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed
Muqdisho – Iyadoo ay bilaabatay bisha barakeysan ee Ramadaan, ayey bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya hambalyo u direysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed inta lagu guda jiro xilligaan. “Ramadaanku waa xilli lagu muujiyo…
- Press Statement
SOMALI - Statement attributable to the Spokesperson for the Secretary-General – on Ethiopia and Somalia
New York – The Secretary-General welcomes the announcement of the ‘Ankara Declaration’ in which President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia and Prime Minister Abiy Ahmed of Ethiopia agreed to work towards resolving their…
- Press Statement
Iyadoo uu bilaabanayo 16ka Maalmood ee Ololaha Dhaqdhaqaaqa, QM waxay ku baaqaysaa kordhinta maalgelinta la-dagaallanka xad-gudubyada ku saleysan jinsiga ee ka jira soomaaliya
Muqdisho – Iyadoo la xusayo billowga 16-ka Maalmood ee Ololaha Dhaq-dhaqaaqa caalamiga ee sanadlaha ah ee ka dhanka ah Xad-gudubyada Ku Saleysan Jinsiga, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta hoosta ka xariiqday…
- Press Statement
Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo billaabay hawlgalladiisa
Muqdisho – Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa hawgalladiisa billaabay maanta, isagoo beddelaya Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM). “UNTMIS waxa uu…
