Muujinaya 1-10 natiijooyin oo laga helay 12.
Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Tacaddiyada Jinsiga ee Xilliyada Colaadaha, QM waxay ku baaqeysaa in ilaalin intan ka ballaaran la siiyo shaqaalaha caafimaadka ee adeegyada muhiimka ah siiya dhibbanayaasha
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Tacaddiyada Jinsiga ee Xilliyada colaadaha, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta ku baaqday in sare loo qaado ilaalinta xirfadlayaasha caafimaadka iyo…
Saaxiibada caalamku oo soo dhaweeyay dadaallada dowlad-dhisidda waxayna ku baaqayaan horumar la sii wado
Muqdisho – Saaxiibada Beesha Caalamka* Waxay soo dhoweynayaan dadaallada ay wadaan madaxda Soomaaliya si loo hormariyo arrimaha mudnaanta leh ee ku saabsan nabad-dhisidda iyo dowlad-dhisidda, oo ay ku jiraan shirarka joogtada…
Saaxiibada caalamka oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub Xasan Sheekh Maxamuud
Muqdisho – Saaxiibada Beesha caalamka* ee Soomaaliya waxay Xasan Sheekh Maxamuud ugu hambalyeeyeen doorashada loo doortay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaan Madaxweynaha xilka ka sii degaya Maxamed…
Saaxiibada beesha caalamku waxay boorrinayaan tallaabada gabo-gabada ah ee dhammaystirka geedi-socodka doorashada
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxaa dhiirigelin u ah in tiro ka badan 91 boqolkiiba kuraasta Golaha Shacabka hadda la doortay. Waxaan aaminsannahay in tani ay ka dhigan tahay dardar aan la joojin karin…
Maalinta Wacyigelinta Miinada, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa muujisay saameynta ay ku leedahay nolosha iyo horumarka
Muqdisho – Iyadoo maanta loo asteeyay maalinta caalamiga ah ee ka wacyi gelinta iyo kaalmaynta miinooyinka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta soo bandhigtay saamaynta ay musiibadani ku yeelatay Soomaalida…
Khabiirka Madaxabannaan ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya, Mawro Isha Dyfan, gebabegada booqashadeedii rasmiga ahayd ee Soomaaliya
(Sida loogu diyaariyey in loo baahiyo, Muqdisho, 2 Abriil 2022) Subax wanaagsan dhammaantiin waadna ku mahadsan tihiin ka soo qaybgalka shirkan jaraa’id. Inta aanan akhrin bayaankayga, waxaan rabaa in aan qof walba ugu baaqo…
Qaramada Midoobay Soomaaliya iyo Wakiilo ka socda Dowladda oo Daahfuray Barnaamij Cusub oo Wadajir ah oo ku saabsan Awood-siinta Haweenka
Muqdisho - Mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay, mas’uuliyiin heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, xubno ka socdey bulshada rayidka ah iyo hay’adaha deeqaha bixiya ayaa maanta isugu yimid si ay u xusaan munaasabadda…
Qaramada Midoobay Soomaaliya iyo Wakiilo ka socda Dowladda oo Daahfuray Barnaamij Cusub oo Wadajir ah oo ku saabsan Awood-siinta Haweenka
Muqdisho – Mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay, mas’uuliyiin heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, xubno ka socdey bulshada rayidka ah iyo hay’adaha deeqaha bixiya ayaa maanta isugu yimid si ay u xusaan munaasabadda…
War-Saxaafadeedka Golaha Ammaanka ee Ku Saabsan Xaaladda Soomaaliya
New York – Xubnaha Golaha Ammaanka waxay walaac xooggan ka muujiyeen sii socoshada is-mari-waaga siyaasadeed iyo khilaafka u dhexeeya madaxda siyaasadda ee Soomaaliya ee ku aaddan hanaanka doorashooyinka. Xubnaha Golaha…
Maalinta Xuquuqda Aadanaha, QM waxay ay ugu baaqaysaa Soomaalida in ay ku dhaqmaan sinnaan aan takoor la'aan dhammaan qeybaha nolosha
Muqdisho – Xuska sannadkan ee maalinta xuquuqul insaanka, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya waxa uu ugu baaqayaa Soomaalida in ay u midoobaan meel-marinta mabaadi’da sinnaanta iyo…
Pagination
- Current page 1
- Goto page 2
- Go to next page
- Go to last page
