UNPOS
United Nations Political Office for Somalia SO

Closure of UNPOS

The United Nations Political Office for Somalia (UNPOS), established on 15 April 1995, supported the Federal Government’s peace and reconciliation efforts. Its mandate ended on 3 June 2013, with its responsibilities transferred to the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM).

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud oo Bayaan ka soo saaray Dhacdadii ka dhacday Hargeysa

19 May 2012 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Dr. Augustine P. Mahiga, wuxuu caddeynayaa inuu ka welwelsanyahay iskahorimaadkii dhowaan magaalada Hargeysa ku dhexmaray ciidamada amaanka Somaliland iyo muwaadiniin reer Somaliland ah taasoo la sheegay inay ku dhinteen dhowr qof oo labada dhinacba ah. Toddoba iyo toban qof oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen iskahorimaadka ayaa lagu xukumay dil toogasho ah, shan kalena waxaa lagu xukumay xabsi daaim.