Muqdisho, 09 Nofember 2012 – Ergraygga Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Dr. Agostine P. Mahiga ayaa si aad ah u soo dhoweeyay gudbinta Golaha Wasiiradda Soomaaliyeed loogu gudbiyo Baarlamaanka berito oo ah 10 Nofember 2012.
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mahiga ee ku saabsan soo jeedinta Golaha Wasiirada ee la horgeynayo Baarlamaanka
- 09 Nofeembar 2012
