UNPOS
United Nations Political Office for Somalia SO

Closure of UNPOS

The United Nations Political Office for Somalia (UNPOS), established on 15 April 1995, supported the Federal Government’s peace and reconciliation efforts. Its mandate ended on 3 June 2013, with its responsibilities transferred to the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM).

Hadal Qoraal uu ka soo saaray Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Ansaxinta Xubnaha Golaha Wasiirad

Muqdisho, 13 Nofember 2012 – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Dr. Agostine P. Mahiga ayaa soo dhoweeyay sida xooga leh ee ay xubnaha Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliyeed u ansaxiyeen golaha wasiirada ee uu soo magaccabay a'iisul Wasaare Cabdi Farax Shirdoon 4tii Nofember. [Bayaan]