UNPOS
United Nations Political Office for Somalia SO

Closure of UNPOS

The United Nations Political Office for Somalia (UNPOS), established on 15 April 1995, supported the Federal Government’s peace and reconciliation efforts. Its mandate ended on 3 June 2013, with its responsibilities transferred to the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM).

Shirka wadatashiga Saxiixayaasha Soomaalida ee Barnaamijka Dhamaystirka Geedisocodka Xilliga Kala Gu

Galkacyo, 26 March 2012 – Shirkii Wadatashiga saxiixayaasha Soomaaliyeed ee barnaamijka dhamaystirka Xilliga kalaguurka ah ayaa maanta oo bishu tahay 26 Maarso 2012 lagu qabtay magaalada Galkacyo. Shirka waxaa martigaliyey Dawladda Puntland, waxaana fududeeyey Xafiiska ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.

Dukumiintiyada la xiriira